About Khadija

Cooking is my passion in life!

Asalaama caleykum!

Magaceeyga waa khadija mohamud oo cunta karinta waxaan ku bilaabay anigoo jira 9 sanno.

Waan jeclahay jikada iyo cunto karinta. Waxaan kusoo barbaaray wadanka hooyo oo gamdhaha masuulada lasaaro waqti hore. Markaan jiray 9 sanno masuulada guriga ayaan ahay. Inkastoo aan jeclahay jikada, laakiin ma aanan qorshaheynin inaa furto instagram iyo meelaha la galiyo cuntooyinka. Waxaan ahay hooyo 3 caruur dhashay marka ilmaheeyga ayaa xanaanada ka sheegay inaa kariyo cunta kala duwan. Shaqaalihii ka shaqeeynayay ayaan igu yiri maad furatit instagram och nala qeeybsatid waxaad kariso. Waan ku farahsahay inaan furtay instagram alxamdullahi. Waxaan rajeynaa inaad ka heshid meeshaan. Kusoo dhawaaw aad ayaad u mahadsantahay.

 

Khadija is visiting